Maxaa ka jira in C/raxmaan C/Shakuur Muddo kooban lagu xanibay garoonka Aadan cadde?

Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir C/raxmaan C/Shakuur Warsame oo ka mid ahaa wufuud maanta gaartay magaalada Kismaayo ayaa sheegay in inta aysan ka ambabixin Muqdisho muddo kooban lagu xanibay garoonka Aadan cadde isaga iyo wafdigiisa “Kismaayo ayaan soo gaarnay, kaddib xayiraad kooban oo aan maanta kala kulanay aniga iyo wafdigayga gegida diyaaradaha ee Aadan Cadde” ayuu yiri … Continue reading Maxaa ka jira in C/raxmaan C/Shakuur Muddo kooban lagu xanibay garoonka Aadan cadde?